Home » Archives by category » Siyaasadda

Jaaliyadda Beelaha Gaaljecel ee Yurub oo la mideynayo iyo eedeymo hoose oo loo jeediyay….

Jaaliyadda Beelaha Gaaljecel ee Yurub oo la mideynayo iyo eedeymo hoose oo loo jeediyay….

Warar aanu ka helnay xubno ka tirsan Jaaliyadda beesha Gaaljecel ee ku nool Yurub ayaa shabakadda u adeegta danaha beesha Gaaljecel u sheegay in la qorsheynayo in isbedel lagu sameeyo maamullada Jaaliyadda beesha ee ka jira dalalka Yurub. Waxaa jira eedeymo iyo dhaliilo hoose oo loo jeediyay maamulada beesha ee dalalkaasi ka jira kuwaas oo […]

Akhriso qabiilada & magacyada xildhibaannada ku guulaystay Jowhar iyo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kursigiisa difaacday.

Akhriso qabiilada & magacyada xildhibaannada ku guulaystay Jowhar iyo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kursigiisa difaacday.

Kursiga aqalka hoose ee Xildhibaannada ka soo galaya Hir-shabeelle ee magaalada Jowhar  ayaa xubintii ay lahayd beesha Gaaljecel ee Lahube waxa ku guulaystay Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ahaa  Xildhibaannadii waqtigooda sharciga ahaa uu dhammaaday. Kursigaas uu difaacday Daahir Amiin Jeesow oo  horey ay muran uga keeneen odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Jufooyinka […]

Odayaal dhaqameedyo eedeyn kulul u jeediyey Ugaaska beesha Gaaljecel iyo muran xooggan oo ay ka keeneen kursiga uu ku tartamayo Daahir Amin Jeesow

Odayaal dhaqameedyo eedeyn kulul u jeediyey Ugaaska beesha Gaaljecel iyo muran xooggan oo ay ka keeneen kursiga uu ku tartamayo Daahir Amin Jeesow

War-murtiyeed ay soo saareen odayaal dhaqameedyo ka tirsan beesha Gaaljecel ayaa waxay ku sheegeen in Ugaaska beesha Gaaljecel uu u kala eexanayo beelweynta Gaaljecel ee uu Ugaaska u yahay. Odayaashaasi waxay sheegeen in Ugaasku uu u qoondeeyay ergada dooranaysa kursiga aqalka Hoose ee beesha Lahube ergooyin ku heyb ah Daahir Amiin Jeesow taasna ay ku […]

Ugaaska Beesha Gaaljecel oo war culus ka soo saaray doorashada Beesha Doqon-diide ee Gaaljecel

Ugaaska Beesha Gaaljecel oo war culus ka soo saaray doorashada Beesha Doqon-diide ee Gaaljecel

Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muxumed ayaa doorasho been abuur ah ku tilmaamay mid ka mid kuraasta beesha Doqon-diide ee Gaaljecel ee ka dhacday magaalada Kismaayo. Ugaaska oo ka mid ah  Duubabka  135 ee u diiwaan gashan dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegay inay waxba kama jiraan ahayd doorashadii  ka dhacday magaalada Kismaayo ee ee uu […]

Heshiis ay gaareen Beelaha Gaaljecel iyo Jajeele oo guuldarro layaab leh la kulmay & hanjabaad soo yeertay

Heshiis ay gaareen Beelaha Gaaljecel iyo Jajeele oo guuldarro layaab leh la kulmay & hanjabaad soo yeertay

Heshiis hor dhac ah oo ay wada gaareen beelaha Gaaljecel iyo Jajeele oo maalmihii tegay ku dagaalamayay galbeedka gobolka Hiiraan ayaa guuldarro layaab leh ay la soo derstay  kadib markii heshiiskaasi ay jebiyeen maleeshiyaad kala taabacsan  labada dhinac  isla markaana askari ka tirsan dowladda Soomaaliya ay dileen. Waxgaradka gobolka Hiiraan, Sarakiil ka tirsan ciidamada dowladda […]

Kursiga Beesha Gaaljecel ee Barsane oo uu difaacday Ex. Xildhibaan…..

Kursiga Beesha Gaaljecel ee Barsane oo uu difaacday Ex. Xildhibaan…..

Doorashadii Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday xarunta maamulka Hir-shabelle ayaa waxaa kursigii beesha Gaaljecel ee Barsane ku guulaystay Ex. Xildhibaan C/sataar C/salaan Sheekh Xasan Barsane. Kursiga beesha Barsane ee Gaaljecel oo ay ku baratameen  C/sataar C/salaam Sh. Xasan Barsane iyo Mustaf Sheekh Cismaan  ayaa waxa uu C/sataar helay 29-cod halka Mustaf Sheekh uu isna […]

Xildhibaan Shaacir oo sheegay in caawa uu si farxad leh ku seexanayo

Xildhibaan Shaacir oo sheegay in caawa uu si farxad leh ku seexanayo

Doorashadii aqalka Hoose eek a socotay magaalada Kismaayo ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyay, waxaana doorashadaa ku loolamay Ex. Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir iyo Cabdiraxmaan Ibraahim Xeyle. Codkii loo qaaday labadaasi xubnood ayaa waxaa ku guuleystay Ex. Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir oo heley 50 cod, halka wiilka xilkaas kula tartamayay uu […]

Beelaha ku dagaalamaya Galbeedka B/weyne oo dhexdhexaadin laga dhex bilaabay

Beelaha ku dagaalamaya Galbeedka B/weyne oo dhexdhexaadin laga dhex bilaabay

Kulan lagu dhexdhexaadinayo  beelaha Gaaljecel iyo Jajeele oo malmihii la soo dhafay ku dagalamayay deegano ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu qabtay magalaada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan. Kulankaa oo ay goobjoog ka ahaayeen Waxgarad ka kala socday labada bee lee dagaalka u dhexeeyo, Maamulka heer gobol iyo degmo, waxgarad ka socday […]

Ururka Midnimada Beelweynta Gaaljecel oo war ka soo saaray dagaallada ka curtay Baladweyne

Ururka Midnimada Beelweynta Gaaljecel oo war ka soo saaray dagaallada ka curtay Baladweyne

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ururka Midnimada Beesha Gaaljecel uu ku leeyahay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayuu kaga hadlay dagaallada ka soo cusboonay Galbeedka  magaalada Baladweyne ee u dhexeeya beelaha walaalaha ah ee Gaaljecel iyo Jajeelle. “ Dagaal wiil kuma dhasho ee wiil ayaa ku dhinta” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka  uu soo saaray […]

Doorashadii aqalka hoose ee Jowhar oo dib u bilaabatay iyo ciidamo ku hareereysan…

Doorashadii aqalka hoose ee Jowhar oo dib u bilaabatay  iyo ciidamo ku hareereysan…

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta maamul gobolleedka Hir-shabelle ayaa sheegaya in maanta ay halkaasi dib uga bilaabatay doorashadii xubnaha aqalka hoose kadib markii Guddiga doorashadu go’aan ka gaareen murankii doorashada ka taagnaa. Guddiga doorahada ayaa sheegay in dib loo dhigay kurisgii khilaafku ka dhashay ee Gugundhabe, kaasoo sababay is rasaaseyn ay ku […]

Page 1 of 41234

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone