Home » Archives by category » Siyaasadda (Page 2)

War degdeg ah: Galbeedka B/weyne oo lagu kala cararay kadib markii….

War degdeg ah: Galbeedka B/weyne oo lagu kala cararay kadib markii….

Dadka degan dhinaca Miyiga ee Galbeedka magaalada B/weyne xarunta Gobolka Hiiraan ayaa bilaabay in ay halkaasi isaga cararaan kagadaal dagaal halkaasi ka curtay. Sida wararka aan ku heleyno Labo beelood oo wada dega Galbeedka magaalada  ayaa waxaa ka dhex oogmay dagaal xoogan oo la isu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalka oo ka soo bilowday […]

Faahfaahin ku saabsan muranka ka taagan Doorashada Kursiga Gugundhabe

Faahfaahin ku saabsan muranka ka taagan Doorashada Kursiga Gugundhabe

Kadib markii 18-kii bishaan ay israsaaseyn ka dhacday xarunta  doorashada Aqalka Hoose ee magaalada Jowhar ayaa waxaa la soo sheegayaa in weli murankii ka dhashay is rasaaseyntaasi ay taagan tahay. Sida warka aan ku helnay arrintai ka dhacday xaruntaasi ayaa  ka dambeysay buuq ka dhashay doorashada Aqalka Hoose oo Kursiga Gugundhabe, gaar ahaan Jufada Jidle […]

Mala xaqiray halyeyga Gaaljecel….?

Mala xaqiray halyeyga Gaaljecel….?

Marka la macneeyo ereyga “Taariikh” waa sooyaal soo jireen ah oo isugu jirta wax horey u dhacay oo ay dhici karto inaad ka warqabtid ama aad u soo joogtay iyo wax aadan soo gaarin oo lagaaga sheekeeyo, laakiin ogow waxaa badan taariikho lagaaga sheekeeyo oo la buunbuuniyo iyadoo ujeeddo gaar ah laga leeyahay ama dad […]

Doorashada aqalka hoose oo maanta ka dhacday Jowhar, xubnaha guulaystay iyo eedeymaha soo dhacaya

Doorashada aqalka hoose oo maanta ka dhacday Jowhar, xubnaha guulaystay iyo eedeymaha soo dhacaya

Waxaa goor dhow magaalada Jowhar  ee xarunta  maamulka Hir-shabelle lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose oo ay ku tartamayeen xubno ka kala socday beelaha Yaxar, Xawaadle, Reer Ow-xasan. 37 xildhibaan oo maamulka Hir-shabeelle u matali doona Baarlamaanka cusub ee dowladda  federaalka ayaa waxaa maanta ku soo baxay ilaa Shan xildhibaan oo u badan siyaasiyiin caan […]

XUSUUS HORE: Guddiga Beesha Gaaljecel ee UK oo horey uga hadlay qaabkii guracnaa ee loo qorsheyn rabay Maamul u samaynta Gobollada dalka

XUSUUS HORE: Guddiga Beesha Gaaljecel ee UK oo horey uga hadlay qaabkii guracnaa ee loo qorsheyn rabay Maamul u samaynta Gobollada dalka

Qodobo muhim ah oo laga bedelay Dastuurka Maamulka Hirshabelle

Qodobo muhim ah oo laga bedelay Dastuurka Maamulka Hirshabelle

Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulankoodii ay ku yeesheen Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Shabeellada dhexe waxa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen wax ka bedel lagu sameeyo qaar kamid ah qodobada dastuurka maamulka Hirshabeelle. Toddobaadkii la soo dhaafay ayay xildhibaanada baarlamaanka waxa ay akhrinayeen dastuurka maamul goboleedka Hirhshabeelle, iyagoo dib u eegis ku sameynayeen […]

Muxuu daaran yahay Ugaaska beesha Xawaadle?

Muxuu daaran yahay Ugaaska beesha Xawaadle?

Ugaaska beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo xilka Ugaasnimada beeshaas loo caleemo saaray 25-kii July 2016-ka ayaa la soo baxay dhaqan ka duwan dhaqamada Ugaasyada beelaha Soomaaliyeed. Ugaas Xasan ayaa tan iyo markii la caleemo saaray ka soo dhex muuqday warbaahinta wuxuuna la soo ban baxay mucaaradnimo iyo inuu mar waliba isagoo wax diidan […]

Waa qabyo weli

jijeele 2 reer ow xasan 3 gaal jacal ujeedeen .xawaadle faqi cumar . faqi muxumed . makano. . badicada . habar gidir iwm quraa sare hayada dhul ogaashaha soomaalia (calawi) =Muxuu daaran yahay Ugaaska beesha Xawaadle? Ugaaska beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo xilka Ugaasnimada beeshaas loo caleemo saaray 25-kii July 2016-ka ayaa la […]

Weerar ismiidaamin ah oo goor dhow lagu qaaday Xarunta ciidamada Jabuuti ee Magaalada B/weyne

Weerar ismiidaamin ah oo goor dhow lagu qaaday Xarunta ciidamada Jabuuti ee Magaalada B/weyne

Wararka ay heleyso shabakadda Gaaljecel.com ayaa sheegaya in weerar ismiidaamin ah lala beegsaday Saldhiga Ciidamada Jabuuti ee ee ku yaala Xaafadda Howlwadaag ee Galbeedka magaalada Baladweyne. Weerarka ayaa waxaa la sheegay in lagu soo beegay xilli Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidamada Jabuuti uu u khudbeynaayay Askarta Jabuuti ee xeradaasi ku sugan, iyadoo wararku sheegayaan […]

Madaxweynaha Hir-shabeelle “Ma aha in la buun- buuniyo aragti shaqsi kali ah”

Madaxweynaha Hir-shabeelle  “Ma aha in la buun- buuniyo aragti shaqsi kali ah”

Cali C/llaahi Cosoble oo ah Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Hir-shabeelle ayaa ka hadlay aragtida Ugaaska beesha Xawaadle ee ku wajahan maamulka Hir-shabelle ee uu isagu madaxweynaha ka yahay. Madaxweynaha Maamulka Hir-shabelle oo wareysi gaar ah  siiyay Idaacadda BBC-da qeybteeda af-soomaaliga ayaa  sheegay inaan loo baahnayn in la buunbuuniyo aragti shaqsi kali ah oo wax diidan. “Ma aha […]

Page 2 of 41234

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone