Home » Archives by category » Siyaasadda (Page 3)

DAAWO: Ugaaskii diidanaa maamulka Hir-shabelle oo isbedel degdeg ah uu ku yimid

DAAWO: Ugaaskii diidanaa maamulka Hir-shabelle oo isbedel degdeg ah uu ku yimid

Ugaaska beesha Xawaadle Ugaas Xasan  Ugaas Khaliif ayaa markii uu meel cidlo ah ku soo dhacay kuna kaliyoobay diidmada maamulka Hir-shabelle ayaa iska beddelay mowqifkiisii diidmada maamulkaas, wuxuuna maanta kulan saacado kooban qaatay la yeeshay madaxweynaha maamulka Hir-shabelle Cali C/llaahi Cosoble. Wafdi  isugu jira xildhibaanno iyo siyaasiyiin ka tirsan maamulka Hir-shabelle oo maanta  gaaray magaalada […]

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay dhismaha Maamul gobolleedka Hir-Shabeelle

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay dhismaha Maamul gobolleedka Hir-Shabeelle

Beesha Caalamka taageertay dhismaha maamul-goboleedka Hir-Shabeelle ee dhawaan lagu soo dhameystiray dhismihiisa magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe. War-murtiyeed ka soo baxay Beesha Caalamka oo lagu tageerayay dhismaha maamulka Hir-shabelle ayaa wuxuu qornaa sidatan;- Qaramada Midoobay, Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], Midowga Yurub, Ururka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden iyo Britain ayaa soo dhaweeyay sida […]

Mudane Cali C/llahi Cosoble oo loo doortay madaxweynaha Mamul-goboleedka Hirshabeele. Waa kuma madaxweyhaha Hirshabeele?

Mudane Cali C/llahi Cosoble oo loo doortay madaxweynaha Mamul-goboleedka Hirshabeele. Waa kuma madaxweyhaha Hirshabeele?

Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey doorashadda musharaxiinta Maamul-Goboleedka Hirshabeele. Tartankaa doorashada waxaa jagadda madweynenimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeele ku guulaystay Mudane Cali C/llahi Cosoble. Madaxweynaha Cusub ee dowlad-gobleedka ugubka ah ee Hirshabeele, Mudane Cali C/llahi Cosoble waxaa uu yaraantiisii ku soo barbaaray Magaalada Muqdisho, caasimadda dalka Soomaaliya halkaa oo ku qaatay waxbarshaddii dugsiyadda hoose iyo kuwa sare. […]

Awood-qaybsiga Dowlad Goboleedka Hirshabeele iyo sida ay ugu soo aadeen Beelaha degaanadaa kuwada nool

Awood-qaybsiga Dowlad Goboleedka Hirshabeele iyo sida ay ugu soo aadeen Beelaha degaanadaa kuwada nool

Jowhar [Gaaljecel.com]: Waxaa gabogabo ku dhow kulankii lagu dhisayey dowlad goboleedka Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe (HIRSHABEELE). Kulankaa waxaa ku wada shiray beelaha wada dega labadaa gobol ee Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe si ay u dhistaan Maamula goboleed iyaga ku metala Dowlada dhexe ee Soomalia. Hadaba waxaa warar aynu ka helay ilo ku dhowdhow Urur Goboleedka […]

Xildhibaan Shaacir oo kashifay sirar badan(Dhageyso hadaladiisa)

Xildhibaan Shaacir oo kashifay sirar badan(Dhageyso hadaladiisa)

Xildhibaan C/llaahi Maxamed(Shaacir)  oo ka mid ahaa xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda beesha Gaaljecel ee qeyb ka degta gobollada Jubbooyinka ayaa shaaciyay  in  ay  jiraan xubno raba in ay laaluush ku qabtaan jagada xilidhibaannimada dalka iyo inuu isagu mudan yahay in mar labaad loo dhiibo jagada xildhibaannimo ee uu horey u hayay, isagoo xusay in […]

URUR SIYAASADEEDKA CUSUB EE UU KA MID NOQDAY IBRAAHIM ABIIKAR NUUR MA U DAN BAA BEELWEYNTA GAALJECEL?

Beesha Gaaljecel waxay u baahan tahay shaqsi aaminsan inay muqadas tahay, lagana leex-leexan karin u dagaalanka midnimda, horumarka, xasiloonida iyo awoodda siyaasadeed ee Beelwaynta Gaaljecel una soo xeyta fulinta yididiilooyinkaa aasaasiga ah…

Warbixin kooban Taariikhdii Halgamaa Sheekh Xasan Barsane

Warbixin kooban Taariikhdii Halgamaa Sheekh Xasan Barsane

Sheekh Xasan Sheekh Nuur Sheekh Axmed oo loo yaqaanay (Sheekh Xasan Barsane) waxa uu ka mid ahaa halgamayaashii Soomaaliya ka tuuray heeryadii gumeystaha, waxaana lagu xusuustaa dagaalkii uu la galay gumeystihii Talyaaniga ee Soomaaliya ku soo duulay. Sheekh Xasan Barsane oo dhalasho ahaan ka soo jeeda beesha Gaaljecel waxa uu geed dheer iyo geed gaaban […]

DAAWO: Arrin ku dayasho mudan oo laga hirgeliyey degaanka Ceel-cali

DAAWO: Arrin ku dayasho mudan oo laga hirgeliyey degaanka Ceel-cali

Waa wax lagu farxo in dad waxgarad ah ay ka shaqeeyaan tayeynta iyo kor u qaadista waxbarashada ubadkooda ku nool gudaha dalka Soomaaliya. Degaanka Ceel-cali ee beesha Gaaljecel ayaa waxaa laga hirgeliyey Iskuul hoose/dhexe iyo sare ah  waxaana dhismaha Iskuulkaas qeybta ugu weyn ka qaaatay jaaliyadaha beesha Gaaljecel ee dalalka dibadaha oo aan u kala […]

DAAWO: Beesha Gaaljecel oo maanta qaadacday shirka ka socda Jowhar (Hadalo kulul oo ay jeediyeen)

Maanta oo ay taariikhdu ku beegnayd 30-ka Septembar 2016 ayaa siyaasiyiin, waxgarad, culumaa’udiin, dhalinyaro rag iyo dumar leh oo ka tirsan Beesha Galjecel waxa ay shir ku yeesheen Hotelka Galbeed ee magaalada B/weyne. Shirkaas ayaa waxaa xubnihii ka qeyb galay ay ku sheegeen in ay qaadaceen shirka maamul  u sameynta Hiiran iyo Shabeellaha dhexe ee […]

DAAWO: Xildhibaan Daahir Amiin jeesow oo ku dooday in laga been abuuray

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo horey u shaaciyay in raggu is guursan karaan ayna tahay ilbaxnimo iyo dimoqraadiyad ayaa mar kale hadalkaasi beeniyay isagoo sheegay in lagaga been abuurtay hadaladii ay soo duubeen qaar ka mida warbaahinta ka dhisan dalka Soomaaliya kuwaasoo ku eedeeyey Xildhibaanka inuu yiri raggu ha isguursadaan. Hadalka uu horey u shaaciyay […]

Page 3 of 41234

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone