Xildhibaan Shaacir oo sheegay in caawa uu si farxad leh ku seexanayo

Doorashadii aqalka Hoose eek a socotay magaalada Kismaayo ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyay, waxaana doorashadaa ku loolamay Ex. Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir iyo Cabdiraxmaan Ibraahim Xeyle.

Codkii loo qaaday labadaasi xubnood ayaa waxaa ku guuleystay Ex. Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir oo heley 50 cod, halka wiilka xilkaas kula tartamayay uu isna heley 1 cod oo kaliya oo ah codkiisa.

Xildhibaan Shaacir oo taageero weyn ka heystay dowlad goboleedka Jubbaland ayaa markii uu guulaystay la hadlay saxaafadda, wuxuuna sheegay in uu caawo si fiican u seexan doono.

Comments || Hoos ku qor aragtidaada

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone