Ugaaska Beesha Gaaljecel oo war culus ka soo saaray doorashada Beesha Doqon-diide ee Gaaljecel
Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muxumed ayaa doorasho been abuur ah ku tilmaamay mid ka mid kuraasta beesha Doqon-diide ee Gaaljecel ee ka dhacday magaalada Kismaayo. Ugaaska oo ka mid ah Duubabka 135 ee u diiwaan gashan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay waxba kama jiraan ahayd doorashadii ka dhacday magaalada Kismaayo ee ee uu […]
Heshiis ay gaareen Beelaha Gaaljecel iyo Jajeele oo guuldarro layaab leh la kulmay & hanjabaad soo yeertay
Heshiis hor dhac ah oo ay wada gaareen beelaha Gaaljecel iyo Jajeele oo maalmihii tegay ku dagaalamayay galbeedka gobolka Hiiraan ayaa guuldarro layaab leh ay la soo derstay kadib markii heshiiskaasi ay jebiyeen maleeshiyaad kala taabacsan labada dhinac isla markaana askari ka tirsan dowladda Soomaaliya ay dileen. Waxgaradka gobolka Hiiraan, Sarakiil ka tirsan ciidamada dowladda […]
Kursiga Beesha Gaaljecel ee Barsane oo uu difaacday Ex. Xildhibaan…..
Doorashadii Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday xarunta maamulka Hir-shabelle ayaa waxaa kursigii beesha Gaaljecel ee Barsane ku guulaystay Ex. Xildhibaan C/sataar C/salaan Sheekh Xasan Barsane. Kursiga beesha Barsane ee Gaaljecel oo ay ku baratameen C/sataar C/salaam Sh. Xasan Barsane iyo Mustaf Sheekh Cismaan ayaa waxa uu C/sataar helay 29-cod halka Mustaf Sheekh uu isna […]
Xildhibaan Shaacir oo sheegay in caawa uu si farxad leh ku seexanayo
Doorashadii aqalka Hoose eek a socotay magaalada Kismaayo ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyay, waxaana doorashadaa ku loolamay Ex. Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir iyo Cabdiraxmaan Ibraahim Xeyle. Codkii loo qaaday labadaasi xubnood ayaa waxaa ku guuleystay Ex. Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir oo heley 50 cod, halka wiilka xilkaas kula tartamayay uu […]
Beelaha ku dagaalamaya Galbeedka B/weyne oo dhexdhexaadin laga dhex bilaabay
Kulan lagu dhexdhexaadinayo beelaha Gaaljecel iyo Jajeele oo malmihii la soo dhafay ku dagalamayay deegano ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu qabtay magalaada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan. Kulankaa oo ay goobjoog ka ahaayeen Waxgarad ka kala socday labada bee lee dagaalka u dhexeeyo, Maamulka heer gobol iyo degmo, waxgarad ka socday […]
Ururka Midnimada Beelweynta Gaaljecel oo war ka soo saaray dagaallada ka curtay Baladweyne
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ururka Midnimada Beesha Gaaljecel uu ku leeyahay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayuu kaga hadlay dagaallada ka soo cusboonay Galbeedka magaalada Baladweyne ee u dhexeeya beelaha walaalaha ah ee Gaaljecel iyo Jajeelle. “ Dagaal wiil kuma dhasho ee wiil ayaa ku dhinta” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka uu soo saaray […]
Doorashadii aqalka hoose ee Jowhar oo dib u bilaabatay iyo ciidamo ku hareereysan…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta maamul gobolleedka Hir-shabelle ayaa sheegaya in maanta ay halkaasi dib uga bilaabatay doorashadii xubnaha aqalka hoose kadib markii Guddiga doorashadu go’aan ka gaareen murankii doorashada ka taagnaa. Guddiga doorahada ayaa sheegay in dib loo dhigay kurisgii khilaafku ka dhashay ee Gugundhabe, kaasoo sababay is rasaaseyn ay ku […]
War degdeg ah: Galbeedka B/weyne oo lagu kala cararay kadib markii….
Dadka degan dhinaca Miyiga ee Galbeedka magaalada B/weyne xarunta Gobolka Hiiraan ayaa bilaabay in ay halkaasi isaga cararaan kagadaal dagaal halkaasi ka curtay. Sida wararka aan ku heleyno Labo beelood oo wada dega Galbeedka magaalada ayaa waxaa ka dhex oogmay dagaal xoogan oo la isu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalka oo ka soo bilowday […]
Faahfaahin ku saabsan muranka ka taagan Doorashada Kursiga Gugundhabe
Kadib markii 18-kii bishaan ay israsaaseyn ka dhacday xarunta doorashada Aqalka Hoose ee magaalada Jowhar ayaa waxaa la soo sheegayaa in weli murankii ka dhashay is rasaaseyntaasi ay taagan tahay. Sida warka aan ku helnay arrintai ka dhacday xaruntaasi ayaa ka dambeysay buuq ka dhashay doorashada Aqalka Hoose oo Kursiga Gugundhabe, gaar ahaan Jufada Jidle […]
Beesha Caloofi ee Galjecel oo war culus ka soo saartay……
Beesha Caloofi ee Gaaljecel ayaa sheegtay in laga fara maroojiyay xubintii ay aqalka sare ku lahaayen ee Hir-shabeelle. War-saxafadeed ay arrintaas ku cambaareynayaan ayay Beesha Caloofi ee Galjecel ka soo saartay magaalada Jowhar ee xarunta Hir-shabelle, waxayna shegtay inay iyaga xaq u lahayeen kursigaas, balse laga fara-maroojiyey. Beesha Caloofi waxay war-saxaafadeedkaasi baaq ugu dirtay Dowladda […]