Home » Archives by category » Guuxa Dadwaynaha (Page 4)

Mala xaqiray halyeyga Gaaljecel….?

Mala xaqiray halyeyga Gaaljecel….?

Marka la macneeyo ereyga “Taariikh” waa sooyaal soo jireen ah oo isugu jirta wax horey u dhacay oo ay dhici karto inaad ka warqabtid ama aad u soo joogtay iyo wax aadan soo gaarin oo lagaaga sheekeeyo, laakiin ogow waxaa badan taariikho lagaaga sheekeeyo oo la buunbuuniyo iyadoo ujeeddo gaar ah laga leeyahay ama dad […]

Doorashada aqalka hoose oo maanta ka dhacday Jowhar, xubnaha guulaystay iyo eedeymaha soo dhacaya

Doorashada aqalka hoose oo maanta ka dhacday Jowhar, xubnaha guulaystay iyo eedeymaha soo dhacaya

Waxaa goor dhow magaalada Jowhar  ee xarunta  maamulka Hir-shabelle lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose oo ay ku tartamayeen xubno ka kala socday beelaha Yaxar, Xawaadle, Reer Ow-xasan. 37 xildhibaan oo maamulka Hir-shabeelle u matali doona Baarlamaanka cusub ee dowladda  federaalka ayaa waxaa maanta ku soo baxay ilaa Shan xildhibaan oo u badan siyaasiyiin caan […]

Jadwalka doorashada Aqalka Hoose ee Maamulka Hir-shabeelle oo la shaciyay

Jadwalka doorashada Aqalka Hoose ee Maamulka Hir-shabeelle oo la shaciyay

Guddiga u xilsaaran doorashooyinka maamulka Hir-shabelle ayaa soo bandhigay wajiga koowaad ee doorashada Maamulka Hir-Shabelle, waxaana si hordhac ah loo soo bandhigay (Jufooyinka) Beelaha  ku tartami doono aqalka hoose ee Xidhibaannada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya. (Shaxda hoose riix si aad u akhriso) shaxda-wajiga-1-aad-ee-hirshabelle1

XUSUUS HORE: Guddiga Beesha Gaaljecel ee UK oo horey uga hadlay qaabkii guracnaa ee loo qorsheyn rabay Maamul u samaynta Gobollada dalka

XUSUUS HORE: Guddiga Beesha Gaaljecel ee UK oo horey uga hadlay qaabkii guracnaa ee loo qorsheyn rabay Maamul u samaynta Gobollada dalka

Qodobo muhim ah oo laga bedelay Dastuurka Maamulka Hirshabelle

Qodobo muhim ah oo laga bedelay Dastuurka Maamulka Hirshabelle

Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulankoodii ay ku yeesheen Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Shabeellada dhexe waxa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen wax ka bedel lagu sameeyo qaar kamid ah qodobada dastuurka maamulka Hirshabeelle. Toddobaadkii la soo dhaafay ayay xildhibaanada baarlamaanka waxa ay akhrinayeen dastuurka maamul goboleedka Hirhshabeelle, iyagoo dib u eegis ku sameynayeen […]

Muxuu daaran yahay Ugaaska beesha Xawaadle?

Muxuu daaran yahay Ugaaska beesha Xawaadle?

Ugaaska beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo xilka Ugaasnimada beeshaas loo caleemo saaray 25-kii July 2016-ka ayaa la soo baxay dhaqan ka duwan dhaqamada Ugaasyada beelaha Soomaaliyeed. Ugaas Xasan ayaa tan iyo markii la caleemo saaray ka soo dhex muuqday warbaahinta wuxuuna la soo ban baxay mucaaradnimo iyo inuu mar waliba isagoo wax diidan […]

Weerar ismiidaamin ah oo goor dhow lagu qaaday Xarunta ciidamada Jabuuti ee Magaalada B/weyne

Weerar ismiidaamin ah oo goor dhow lagu qaaday Xarunta ciidamada Jabuuti ee Magaalada B/weyne

Wararka ay heleyso shabakadda Gaaljecel.com ayaa sheegaya in weerar ismiidaamin ah lala beegsaday Saldhiga Ciidamada Jabuuti ee ee ku yaala Xaafadda Howlwadaag ee Galbeedka magaalada Baladweyne. Weerarka ayaa waxaa la sheegay in lagu soo beegay xilli Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidamada Jabuuti uu u khudbeynaayay Askarta Jabuuti ee xeradaasi ku sugan, iyadoo wararku sheegayaan […]

Madaxweynaha Hir-shabeelle “Ma aha in la buun- buuniyo aragti shaqsi kali ah”

Madaxweynaha Hir-shabeelle  “Ma aha in la buun- buuniyo aragti shaqsi kali ah”

Cali C/llaahi Cosoble oo ah Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Hir-shabeelle ayaa ka hadlay aragtida Ugaaska beesha Xawaadle ee ku wajahan maamulka Hir-shabelle ee uu isagu madaxweynaha ka yahay. Madaxweynaha Maamulka Hir-shabelle oo wareysi gaar ah  siiyay Idaacadda BBC-da qeybteeda af-soomaaliga ayaa  sheegay inaan loo baahnayn in la buunbuuniyo aragti shaqsi kali ah oo wax diidan. “Ma aha […]

DAAWO: Ugaaskii diidanaa maamulka Hir-shabelle oo isbedel degdeg ah uu ku yimid

DAAWO: Ugaaskii diidanaa maamulka Hir-shabelle oo isbedel degdeg ah uu ku yimid

Ugaaska beesha Xawaadle Ugaas Xasan  Ugaas Khaliif ayaa markii uu meel cidlo ah ku soo dhacay kuna kaliyoobay diidmada maamulka Hir-shabelle ayaa iska beddelay mowqifkiisii diidmada maamulkaas, wuxuuna maanta kulan saacado kooban qaatay la yeeshay madaxweynaha maamulka Hir-shabelle Cali C/llaahi Cosoble. Wafdi  isugu jira xildhibaanno iyo siyaasiyiin ka tirsan maamulka Hir-shabelle oo maanta  gaaray magaalada […]

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay dhismaha Maamul gobolleedka Hir-Shabeelle

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay dhismaha Maamul gobolleedka Hir-Shabeelle

Beesha Caalamka taageertay dhismaha maamul-goboleedka Hir-Shabeelle ee dhawaan lagu soo dhameystiray dhismihiisa magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe. War-murtiyeed ka soo baxay Beesha Caalamka oo lagu tageerayay dhismaha maamulka Hir-shabelle ayaa wuxuu qornaa sidatan;- Qaramada Midoobay, Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM], Midowga Yurub, Ururka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden iyo Britain ayaa soo dhaweeyay sida […]

Page 4 of 512345

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone