Home » Archives by category » Wararka (Page 2)

Degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan oo dhimasho iyo macaluul ba’ani ay ka jirto

Degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan oo dhimasho iyo macaluul ba’ani ay ka jirto

Degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka dilaacay cudurka shuban biyoodka kaasoo sababay in dad badani u dhintaan kuwo kalena ay la macluulsan yihiin. Inta la xaqiijiyay Shan qof ayaa cudurkaasi shuban biyoodka ugu geeriyooday degmada Jalalaqsi ee ka tirsan degmooyinka Gobolka Hiiraan, iyadoo 20-ruux kalena ay la ildaran yihiin. Guddoomiyaha degmada […]

Madaxda Maamulka Gobolka Hiiraan oo rajo wanaagsan ka muujiyay xal laga gaaro dagaalada Gaaljecel iyo Jajeele

Madaxda Maamulka Gobolka Hiiraan oo rajo wanaagsan ka muujiyay xal laga gaaro dagaalada Gaaljecel iyo Jajeele

Iyadoo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ka socdan kulamo lagu dhexdhexaadinayo beelaha Gaaljecel iyo jajeele oo dhawan ku dagaalamay galbeedka magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dhanka kale rajo wanaagsan ka muujiyay Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in ay aad u wanaagsan tahay waanwaanta laga dhex wado labadaasi beelood. Xoghayaha guud ee […]

Madaxda maamulka Hir-shabelle oo looga yeeray Muqdisho

Madaxda maamulka Hir-shabelle oo looga yeeray Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Jowhar ka ambabaxay wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre oo ay weheliyaan qaar kamid ah xildhibaannada Baarlamaanka maamulkaas. Wafdigaas ayaa u ambabaxay magaalada Muqdisho oo looga yeeray, waxaana  horey Muqdisho u sii joogay  Madaxweynaha Maamulkaasi Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen. Wafdiga […]

Qaylo dhaan laga soo saaray deegaano badan oo beesha Gaaljecel degto oo abaaro ba’ani ay ka jirto

Qaylo dhaan laga soo saaray deegaano badan oo beesha Gaaljecel degto oo abaaro ba’ani ay ka jirto

Degaano badan oo Soomaaliya ah ayaa waxaa ka taagan abaaro baahsan, iyadoo roobabkii la filayay aysan  qeybo badan ka di’in,  halka xilliyadii roobka ee la soo dhaafayna ay aad u yaraayeen roobabkii ka hooray qeybo badan oo dalka ka tirsan. Degaannada ay abaaruhu ka jiraan ayaa waxaa ugu badan degaannada ay degaan beelweynta Gaaljecel,  waxaana […]

Qodobo laga soo saaray Kulan loogu magac daray Xaqiiqo raadin oo loo qabtay beelaha Gaaljecel iyo Jejeele

Qodobo laga soo saaray Kulan loogu magac daray Xaqiiqo raadin oo loo qabtay beelaha Gaaljecel iyo Jejeele

Kulan  ay soo qabanqaabisay hay’adda CRD ayaa maanta magaalada Baladweyne loogu qabtay Beelaha Gaaljecel iyo jejeele ee dhawaan ku dagalamay duleedka magaalada Baledweyne. Kulankaas oo ay goobjoog ka ahaayeen Maamulka Gobolka Hiiraan, kan Degmada Baledweyne, qaar ka mid ah mas’uuliyiinta amniga Gobolka Hiiraan, qeybo ka mid ah Ururada Dhallinyarada, Haweenka, Ganacsatada ayaa waxaa diiradda lagu […]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo baaq degdeg ah soo saaray

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo baaq degdeg ah soo saaray

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle  Sheekh Cusmaan Barre Maxamed ayaa magaalada Jowhar ka soo saaray baaq ku wajahan hay’adaha samafalka iyo shacabka ka soo jeeda Hirshabeelle. Guddoomiyuhu wuxuu ugu baaqay hay’adaha  samafalka iyo shacabka ka soo jeeda degaannada Hirshabelle inay gurmad degdeg ah gaarsiiyaan boqolaal ruux oo uu soo ritay cudurka shuban biyoodka. Sheekh Cusmaan Barre waxa […]

Qaraxyo xooggan oo ka dhacay tuulo ka tirsan degmada Jowhar

Qaraxyo xooggan oo ka dhacay tuulo ka tirsan degmada Jowhar

Wararka naga soo gaaraya  degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Sh/dhaxe ayaa sheegaya in labo qarax xooggan ay ka dheceen Toolo ka tirsan  magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/dhexe. Labo qarax oo is xigxigay ayaa lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi ee ku sugan Gobolka Sh/dhexe. Duleedka tuulada Miir-tuugo ee gobolkaasi […]

Maxaad kala socotaa halka uu marayo heshiisiinta beelihii ku dagaalamay magalaada Baladweyne?

Maxaad kala socotaa halka uu marayo heshiisiinta beelihii ku dagaalamay magalaada Baladweyne?

Sida uu sheegay Afhayeenka Guddiga dib u heshiisiinta beelihii dhawaan ku dagaalamay galbeedka  gobolka Hiiraan Nabadoon Maxamed Cabdi Maxamuud ayaa sheegay in heshiiska ay dhex dhigeen labada beelood ee walaalaha ah uu meel wanaagsan u maraya, rajadiisuna ay 100% friican tahay. Waxa uu afhayeenku sheegay in guddigooda ay kormeereen deegannada la kala dejiyay maleeshiyaadka labada […]

Akhriso qabiilada & magacyada xildhibaannada ku guulaystay Jowhar iyo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kursigiisa difaacday.

Akhriso qabiilada & magacyada xildhibaannada ku guulaystay Jowhar iyo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kursigiisa difaacday.

Kursiga aqalka hoose ee Xildhibaannada ka soo galaya Hir-shabeelle ee magaalada Jowhar  ayaa xubintii ay lahayd beesha Gaaljecel ee Lahube waxa ku guulaystay Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ahaa  Xildhibaannadii waqtigooda sharciga ahaa uu dhammaaday. Kursigaas uu difaacday Daahir Amiin Jeesow oo  horey ay muran uga keeneen odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Jufooyinka […]

Odayaal dhaqameedyo eedeyn kulul u jeediyey Ugaaska beesha Gaaljecel iyo muran xooggan oo ay ka keeneen kursiga uu ku tartamayo Daahir Amin Jeesow

Odayaal dhaqameedyo eedeyn kulul u jeediyey Ugaaska beesha Gaaljecel iyo muran xooggan oo ay ka keeneen kursiga uu ku tartamayo Daahir Amin Jeesow

War-murtiyeed ay soo saareen odayaal dhaqameedyo ka tirsan beesha Gaaljecel ayaa waxay ku sheegeen in Ugaaska beesha Gaaljecel uu u kala eexanayo beelweynta Gaaljecel ee uu Ugaaska u yahay. Odayaashaasi waxay sheegeen in Ugaasku uu u qoondeeyay ergada dooranaysa kursiga aqalka Hoose ee beesha Lahube ergooyin ku heyb ah Daahir Amiin Jeesow taasna ay ku […]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone