Home » Archives by category » Wararka (Page 6)

Gaaljecel Kismaayo waa ku dulman yahay (warbixin dhab ah)

Gaaljecel Kismaayo waa ku dulman yahay (warbixin dhab ah)

Dood ma aha, laakiin waxaa la geliyey dood cidda rasmiga u degan gobollka Jubbada Hoose, waxaana marar badan lagu dooday dadka deegaanka ah ayaa maamulaya gobolkaas iyo sidaas ma aha ee cidda caasimadda Kismaayo degan ee saraha ku leh ayaa maamulaysa. Haddaba rasmi ahaan ama sida saxda ah waxay tahay in dadka deegaanka ah  ee […]

Baaq uu soo saaray afhayeen u hadlay beesha Gaaljecel

Baaq uu soo saaray afhayeen u hadlay beesha Gaaljecel

Afhayeen u hadlay beesha Gaaljecel ayaa shabakadda Gaaljecel.com u sheegay deegaanno badan oo ay degaan beesha Gaaljecel ay ka jiraan abaaro, wuxuuna xusay in degaannada ku yaala Waqooyiga Wanlaweyn, Galbeedka degmada Jowhar, Galbeedka Hiiraan, Bariga Bay iyo Bakool, Gobollada Jubbooyinka ilaa Deegaanno ka tirsan Dhulka Soomaalida Itoobiya. Waxa uu afhayeenkani sheegey in dadkii degenaa deeganadaas […]

Maxaad ka taqaanaa taariikh nololeedkii Dr. Xasan Maxamud Cismaan Jumbur

Maxaad ka taqaanaa taariikh nololeedkii Dr. Xasan Maxamud Cismaan Jumbur

Waa muhim in halyey kasta oo dadkiisa iyo dalkiisa wax soo taray taariikhdu xusto oo aan marna la halmaamin, haddaba waxaan akhristayaal bogga Gaaljecel.com idinkugu soo gudbineynaa AUN Taariikh Nololeedka halyey Dr. Xasan Maxamud Cismaan Jumbur oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo u dhashay beesha Gaaljecel, jufada Dirisame, wuxuuna muddadii uu noolaa soo qabtay howlo badan oo waxtar […]

Beesha Gaaljecel waa beel nabadeed laakiin waxaan ka xunnahay ……

Beesha Gaaljecel waa beel nabadeed laakiin waxaan ka xunnahay ……

Beesha Gaaljecel waa beel nabadeed oo xoolo dhaqato ah, waxayna ku kala firirsan yihiin gobollada dalka Soomaaliya oo dhan, laakiin nasiibdarro malaha hal degmo ama hal Gobol oo u gaar ah oo lagu xushmeeyo ama lagu maamuuso. Sidoo kale Beesha Gaaljecel kuma jiraan dad magac iyo maamuus ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed marka laga reebo […]

Beesha Gaaljecel oo soo bandhigtay waxa ay ku qanacsan yihiin….

Beesha Gaaljecel oo soo bandhigtay waxa ay ku qanacsan yihiin….

Hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay wasirka ay beesha Gaaljecel ku leedahay dowladda Soomaaliya Maxamed Mukhtaar ayaa waxaa  shir ku yeeshay  siyaasiyiin iyo waxgarad kala duwan oo ka tirsan beesga Gaaljecel. Shirka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee beesha Gaaljecel ay ku sugan tahay  iyo mowqifka ay ka qaadaayaan  shirka Maamul u sametnta […]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone