Home » Entries posted by Maamule_2017

Mudane Cali C/llahi Cosoble oo loo doortay madaxweynaha Mamul-goboleedka Hirshabeele. Waa kuma madaxweyhaha Hirshabeele?

Mudane Cali C/llahi Cosoble oo loo doortay madaxweynaha Mamul-goboleedka Hirshabeele. Waa kuma madaxweyhaha Hirshabeele?

Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey doorashadda musharaxiinta Maamul-Goboleedka Hirshabeele. Tartankaa doorashada waxaa jagadda madweynenimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeele ku guulaystay Mudane Cali C/llahi Cosoble. Madaxweynaha Cusub ee dowlad-gobleedka ugubka ah ee Hirshabeele, Mudane Cali C/llahi Cosoble waxaa uu yaraantiisii ku soo barbaaray Magaalada Muqdisho, caasimadda dalka Soomaaliya halkaa oo ku qaatay waxbarshaddii dugsiyadda hoose iyo kuwa sare. […]

Awood-qaybsiga Dowlad Goboleedka Hirshabeele iyo sida ay ugu soo aadeen Beelaha degaanadaa kuwada nool

Awood-qaybsiga Dowlad Goboleedka Hirshabeele iyo sida ay ugu soo aadeen Beelaha degaanadaa kuwada nool

Jowhar [Gaaljecel.com]: Waxaa gabogabo ku dhow kulankii lagu dhisayey dowlad goboleedka Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe (HIRSHABEELE). Kulankaa waxaa ku wada shiray beelaha wada dega labadaa gobol ee Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe si ay u dhistaan Maamula goboleed iyaga ku metala Dowlada dhexe ee Soomalia. Hadaba waxaa warar aynu ka helay ilo ku dhowdhow Urur Goboleedka […]

Xildhibaan Shaacir oo kashifay sirar badan(Dhageyso hadaladiisa)

Xildhibaan Shaacir oo kashifay sirar badan(Dhageyso hadaladiisa)

Xildhibaan C/llaahi Maxamed(Shaacir)  oo ka mid ahaa xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda beesha Gaaljecel ee qeyb ka degta gobollada Jubbooyinka ayaa shaaciyay  in  ay  jiraan xubno raba in ay laaluush ku qabtaan jagada xilidhibaannimada dalka iyo inuu isagu mudan yahay in mar labaad loo dhiibo jagada xildhibaannimo ee uu horey u hayay, isagoo xusay in […]

DAAWO: Xildhibaan Daahir Amiin jeesow oo ku dooday in laga been abuuray

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo horey u shaaciyay in raggu is guursan karaan ayna tahay ilbaxnimo iyo dimoqraadiyad ayaa mar kale hadalkaasi beeniyay isagoo sheegay in lagaga been abuurtay hadaladii ay soo duubeen qaar ka mida warbaahinta ka dhisan dalka Soomaaliya kuwaasoo ku eedeeyey Xildhibaanka inuu yiri raggu ha isguursadaan. Hadalka uu horey u shaaciyay […]

DHAGEYSO “Raggu waa is guursan karaan” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow

DHAGEYSO “Raggu waa is guursan karaan” Daahir Amiin Jeesow Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya”

Gaaljecel Gaarsiiya

Gabaygan waxaa alifay soona jedinayo abwan cabdulwahaab xaaji burfuule oo markaa ku noolaa wadanka kofur afrika. Abawaanku tixdan Gabayga ah waxaa uu ku cabirayaa dareenkiisa ku aadan nolosha qurban iyo middii uu horay u soo maray ee deegaankii uu ku noolaa ee Gobolka Hiiran, gaar ahaan magaalada Beledweyne. Dahgaysi wacan.

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone