Akhriso magacyada Golaha wasiirada Maamulka Hirshabelle oo goor dhow lagu dhawaaqay

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa goor dhow kaga dhawaaqay magaalada Jowhar xubnaha cusub ee golaha wasiirada maamulkiisa.

Cali C/llaahi CosobleĀ  dorraad uun dib ugu laabtay Jowhar oo muddo uu ka maqnaa ayaa magacaabay 23 wasiir, 23 wasiir ku-xigeeno iyo 6 wasiiru dowle, waxaana munaasabada looga dhawaaqay golaha wasiirada Hirshabelle ka qeyb galay masuuliyiin kala duwan.

Magacyada iyo xilalka Wasiirada, wasiir ku-xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha uu magacaabay madaxweynaha Hirshabelle waa kuwan hoos ku xusan-




Comments || Hoos ku qor aragtidaada

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone